Caafi
Kalkaaliye kula hadal daqiiqado gudahood
Daryeel caafimaad oo kuu dhow
Ha sugin marka aad talo caafimaad u baahan tahay. Caafi wuxuu kuu fududeynayaa inaad si ammaan ah ula xiriirto kalkaaliye caafimaad oo ku dhageysta, ku fahma, kuna siiya talo ku habboon baahidaada.
Kalkaaliye ma tahay?Codso halkan

Salaan, sidee kuu caawin karaa?
Kalkaaliye · hadda
Sir & Ammaan
Isdiiwaangelin degdeg ah
Magac, Gmail/mobile, iyo furaha sirta oo keliya.
Wada-hadal toos ah
Kalkaaliyeyaasha waqtigaas la hadal.
Gaar ah & Ammaan
Wada-hadalkaagu adiga ayuu kuu gaar yahay.