Artificial Intelligence (AI) waa awoodda kombiyuutarrada lagu barayo inay u fikiraan, u falanqeeyaan, una go’aan qaataan sida maskaxda bini’aadamka. AI ma aha robot kaliya, balse waa nidaam caqli leh oo wax barta, khaladaadka ka saxda, kana fiirsada xog badan.
Maanta AI waxaa loo adeegsadaa:
Turjumaadda luqadaha
Ogaanshaha cudurrada
Amniga internet-ka
Qorista qoraallo iyo falanqeyn
AI waa aalad, laakiin qofka adeegsadaa ayaa go’aamiya sida loo isticmaalo.